“Ciidankii Buurmadow-baa Goostey …”Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Maxamed Axmed Tiimbaro”Daawo Muuqal
June 10, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Badhasaabka Gobalka Sanaag oo wareysi siiyey telefishanka Eryal TV ayaa waxaa uu cadeeyey in dhinaca maamulka Puntland ay u goosteen ciidamo uu lahaa Boqor Buurmadow kuwaas oo ku urursanaa deeganka Garab Cad
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/IHCNnF36wYk?t=2
Berberatoday.com