Dalwada Soomaaliya Oo Xukuumada Sweden Wax Ka Weydiisay Socdaal La Filayay Inuu Madaxweyne Biixi Ku Tago Dalkaas
June 12, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawladda Sweden ayaa dawladda Soomaaliya ku wargelisay inaanay wax shaqo ah ku lahayn socdaal la filayay in Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi uu ku tago dalka Sweden, laakiin hadda ay cadaatay inuu baaqday.