berberatoday.com
Mucaaradka Suudaan Oo Codsaday In Ciiddan Bolis Lagu Wareejiyo Ammaanka Magaallooyinka
June 13, 2019 - Written by admin

Khartoum(Berberatoday.com)-Isbahaysiga Xooggaga Mucaaradka ee dalkaasi waxay ku baaqeen in Milliteriga laga wada saaro magaallooyinka, laguna soo bedelo ciiddanka Boliska, si looga badbaado dilalka loo geysto Dibadbaxayaasha.

Mucaaradka waxay hadalkaasi ka sheegeen mar ay la kulmeen Ergayga cusub ee Maraykanka u joogi doona Suudaan, Donald Booth, waxayna sheegeen inay taasi muhiim u tahay in Milliteriga laga wada daad-gureeyo gudaha magaallooyinka, gaar ahaan Caasimadda Khartuum.

Telefishinka Sky News Arabia ayaa sheegay in Mucaaradka ku baaqeen  in sida ugu dhaqsaha badan loo sii daayo dhamaan Maxaabisita Siyaasadda, lana dhowro Xorriyadda Saxaafadda ee dalka Suudaan.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews