Siyaasi Mustafe Shiine oo Ka Hadley Dacwad Ka Dhan Ah Idaacada BBC-da Ay Ugudbiyeen Dawlada UK L
June 13, 2019 - Written by admin
London(Berberatoday.com)-Guddoomiyhii hore ee gobolada Awdal, Gabiley, Sool iyo Maroodi jeex, Mustafe Cabdi Ciise “Mustafe Shiine”, oo ku sugan dalka Ingiriiska, ayaa ka hadley dacwad ka dhan ah Idaacada Afka Soomaaliga ee BBC-da oo ay Jaaliyada reer Somaliland ee ku dhaqan wadanka UK u gudbiyeen Dawlada Ingriiska.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka
https://youtu.be/IyXudy1eZgU
Berberatoday.com