berberatoday.com
Milateriga Sudan Oo Qirtay Amarkii Lagu Dilay Boqolaal Qof
June 14, 2019 - Written by admin

Khartoum(Berberatoday.com)-Gollaha Milateriga Suudaan ayaa markii u horraysay qirtay inuu qalad uu ahaa hawlgalkii ay ciidamada ku dileen in ka badan 100 qof 3dii bishan June.

Afhyeen u hadlay Milateriga Suudaan Shams al-Din Kabashi waxa uu sheegay in gollaha milateriga ay go’aansadeen in xoog lagu kala eryo banaanbaxayaasha

Ururada Rayidka ah iyo xisbiyada mucaaradka ewadanka Sudan ayaa joojiyay ololihii shaqo joojin ay wadeen muddo sadexdii maalmood kadib markii is-afgarad laga gaaray sharuudihii ay hordhigeen Golaha Militariga dalka Sudan.

Dhinaca kale, Afhayeenku wuxuu sheegay inay ka hortageen isku day afgembi, isagoo sheegay inay xireen saraakiil ka tirsan milateriga Suudaan.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews