Abwaan Sangub Oo Addis Ababa Ku Geeriyooday
June 18, 2019 - Written by admin
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Inaa lilaahi wa’inaa ilayhi raajicuun Allaha u naxariistee waxaa magaalada Addis Ababa ku geeriyooday Abwaankii waynaa ee Soomaaliyeed Maxamuud Cabdullaahi Ciise (Singub), sida ay Idaacada BBC-da usheegeen dad la socday xaaladda abwaanka oo ku sugan Addis Ababa todobaadyadii udanbeeyay.