“Singub Wuxuu Ahaa Hal Abuur, Rabbi Hibo U Siiyey Curinta Iyo Falkinta Heesaha,Gabayada Iyo Majaajilooyinka”Jamal Cali Xuseen.
June 19, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Aqoonyahan Jamaal Cali xuseen ayaa ka hadlay geerida Abwaan Sangub iyo sidoo kale Abwaan Saxardiid Jabiye oo isna maalmo ka hor ku geeriyooday magaalada hargaysa.
Aqoonyahan Jamaal ayaa ka sheekeeyay aqoonta uu u lahaa Marxuum Abwaan Sangub iyo suugaanta uu curiyay
Aqoonyahan Jamaal ayaa qoraal uu kaga hadlayo geerida abwaan sangub ku baahiyay barta uu ku leeyahay xidhiidhka bulshada e facebook taasi uu udhignayd sidan.