Daawo Muuqalka”Siyaasiyiinta Madasha Oo War Ka Soo Saarey Telefishanada Xukuumadu Xidhay
June 21, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasiyiinta Madasha ayaa waxaa ay si adag uga hadleen laba telefishan oo xukuumada madaxweyne Muuse Biixi dhawaan albaabada iskugu dhufatey , waxaana ay arintaasi ku sifeeyeen mid sharci daro ah
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/7uyw6IZG7Vc
Berberatoday.com