Daawo Muuqalka”Natiijo Ka Soo Baxday Cilmi Baadhis Wasaarada Isgaadhsiintu Sameysay
June 21, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaaraha Isgaadhsiinta Somaliland ayaa waxaa ay maanta soo bandhigtay Cilmi Baadhis ay Jaamacada Hargeysa Kuliyadeeda ICT-gu ay sameysay oo ku saabsaneyd heerka isticmaalka ICT-ga ee xarumaha dawlada oo ay muddo ku hawlaneed
Masuulyiinta Kuliyada ICT-ga ee Jamacada Hargeysa iyo wasiirka Isgaadhsiinta Somaliland Dr Cabdiwali ayaa faah faahin arintaasi ka bixiyey
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/Oxe5iYbsQB4