berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Salaadiin War Cusub Ka Sheegay Shirka Burco ,Una Jawaabey Boqor Faysal
June 21, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Suldan Cabdiraxmaan  Aw Good Iyo Suldaan  Cabdiraxmaan Cawaale  Hurre oo ka mid ah madax dhaqameedka Beesha Habaryoonis ayaa waxaa ay ugu horeyn taageeren hadalkii dhawaan ka soo yeedhay suldaanka guud ee Habar Yoonis Sul Maxamed Suldaan Xirsi Qani ee uu kaga hadlaayey shirka Magaalada Burco

Madax dhaqameedkan ayaa sidoo kale faah faahin ka bixiyey ajandayaasha shirkan lagaga hadali doono  ,  waxaana ay dhinaca kale si kulul ugu Jawaabeen Boqor Faysal oo ka mid ah madax dhaqameedka Beeshan oo  ay sheegen in uu shirkan iyo Suldanka guud-ba duray

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/oXm3SfNb7N0

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews