berberatoday.com
Ururo Udooda Xuquuqda Duurjoogta Somaliland Oo Dacwad Ku Oogaya Wasiirka Iyo Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Deegaanka Iyo Duurjoogta
June 22, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Ururada SWS iyo SAPO oo ah Ururo u dooda duurjoogta iyo degaanka Ayaa sheegay inay dacwad ka dhan ah wasaarada degaanka u gudbinayaan maxkamada Sare ee Somaaliland Mahad Faarax Claahi oo ah Gudoomiyaha ururka Sapo iyo Cabdi Cali oo ah gudoomiyaha Sws ayaa saaka iyaga oo ku sugan afaafka hore ee maxkamada Sare ayaa wadajir u sheegay inay wasaarada ku dacwaynayaan sided 8 harimcad oo ay iibinayso ama dalka ka dhoofinayso wasaarada degaanku,

arintan ayaa kusoo beegmaysa iyadoo maalmihii ugu danbaysay Murano xoogani ka jireen sideed iyo labaatan harimcad oo Lagu xanaanneeyo magaalada Hargaysa kuwaasi oo hore loogu xukumay dad shacab ah oo si kootarabaan ah u dhoofinayay islamkaana xukun adag lagu riday,

Wasaarada Degaanka iyo Duurjoogta Somaliland ayaa labada masuul ee ugu sareeya ee Wasiirka iyo Agaasimaha guud Ayaa iyagu xilalka wasiirnimo iyo agaasimanimo waxay Hayeen tan iyo xiligii dawladii Siilaanyo iyada oo Madaxweyne Muuse Biixin Markii Uu hogaaminta dalka qabtay dib umagacaabay labada masuul.

Agaasimaha wasaaradaasi horre usoo noqday agaasimaha guud ee wasaarada biyaha halkaasi oo uu tiraba laba wasiir jicsintay xilkana laga qaaday ka dib Markii khalaf soo kala dhexgalay xiligaasi,
Lama oga Halka ay dacwadani ku danbayn iyo talaabada uu madaxwaynuhu ka qaadi doono masuuliyiintan hadiiba ay arintani dhab noqoto

 

 

 

Sources Axmed Muuse Mohamed 

Sakaaro

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews