Jigjiga(Berberatoday.com)-Xaaska iyo Caruurta ala ha u naxariistee Marxuum Abwaan Maxamuud Cabdilaah Ciise (Singub), ayaa ka hadley tacsida Abwaanka, Iyagoona marxuumka ugu duceeyay inuu Ilaahay u naxariisto, Jannatul Fardowsana ka waraabiyo.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Berberatoday.com