Xisbiga Waddani Sidee Ayuu U Arkaa Shaqada Uu Bilaabay Komishanku Iyo Cabudhinta Xukuumada Ee Warbaahinta?
June 22, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa ka hadlay sababta keentay inay ka qayb gali waayaan kulan uu ku soo martiqaaday guddida doorashooyinku.

Xildhibaan Xuseen Axmed Caydiid oo ka mid ah hogaanka xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa warbaahinta uga waramay sababta keentay in xisbigaasi uu ganafka ku dhufto martiqaad uga yimid guddida doorashooyinka somaliland.