berberatoday.com
Xukumada Somaliland Oo Xabsiga Utaxaabtay Mujaahid Cabdi Xirsi(Af-Bakhaare)Iyo Sababta Xadhigiisa
June 25, 2019 - Written by admin

Berbera(Berberatoday.com)-Ciidamada Booliska Berbera ayaa habeenkii xalay xabsiga utaxaabay Mujaahid Cabdi Xirsi Axmed oo ku magaca dheer Mujaahid Af-Bakhaare oo kamida ahaa jabhadii SNM.

Xadhiga Mujaahid Cabdi Xirsi Af-Bakhaare ayaa loo malaynayaa inuu la xidhiidho xadhigiisu eedo uu warbaahinta Umariyay maalintii shalay Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Xukumadiisa.

Mujaahidka ayaa maalintii shalay mar uu warbaahinta la hadlaayay dhaliilay hogaaminta iyo haykalka Xukumada Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi isaga oo sigaara ugu dhaliilay Madaxweynaha hadalkii uu dhawaan ka sheegay warbaahinta ee ahaa inuu Madaxweyne Cigaal Salaadiin Kaare ku weeraray magaalada Hargeysa isaguna uu wakhtigaas Ka ergeeyay arinkaas Muuse Biixi ahaan. 

Waxa Kaloo uu Mujaahidku dhaliilay hab Maamulka Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed.

Sidoo kale Mujaahid Cabdi Xirsi Axmed Af-Bakhaare ayaa Madaxweyne Muuse Biixi ku eedeeyay inuu ilmaadeeradii oo weeraray gurigii Marawadii Madaxweyne Cigaal uu waxba ka qaban waayay.

 

 

 

Berberatoday.com

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews