Daawo Muqalka”Wakiilka Somaliland Ufadhiya Kenya Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Wada Hadalo Somaliya Iyo Somaliland Uga Furmaya Nayroobi
June 25, 2019 - Written by admin
Nairobi(Berberatoday.com)-Wakiilka Somaliland ufadhiya somaliland dalka Kenya ayaa faah faahin ka bixiyay ujeedada wada hadalo somaliland iyo somaliya maalinta bari ah uga furmaya magaalada Nayroobi
Amb baashe Cawil ayaa faah faahin ka bixiyay qaabka uu wada hadaladu ufurmayaan iyo cida soo qaban qaabisay
Dhanka kale Amb baashe cawil ayaa wax laga wadaydiiyay waxa keenay in kulan somaliya ay umatalaan wafti aad uhooseeya
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN