Daawo Muuqalka”Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Oo Sheegay In Shacabka Somaliland Lagu Dhibateeyay Magacii Dawladnimadii Somaliya Ilaa Imikana Aan Xal Loo Hayn
June 26, 2019 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Cabdiraxmaan Cabdishakur Warsame Oo Ah Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir Ee Somaliya ayaa xusay in Somaliland lagu dhibaateeyay dawladnimadda Soomaaliya waqtigii nidaamka keligii taliska ahaa Siyaad Bare. Sidoo kale C.Cabdishakur wuxuu tilmaamay in xiligan ay Dawladda Federaalku ka caga jiidayso in wada hadal lala furo Somaliland.