Maxkamada Gobalka Maroodi Jeex Oo Xukuntey Gudoomiye Maxamed Sadiiq
June 27, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxkamada gobalka Maroodi Jeex ayaa waxaa ay saaka xukun ku riday gudoomiyihii garabka dhalinyarada ee xisbiga Waddani Maxamed Sadiiq dhamme waxaana ay ku xukuntey 6 bilood oo xadhig ah
Maxakamada Gobolka Maroodijeex ayaa xadhiga Gudoomiyaha Garab dhalinyarada Xisbiga Waddani ucuskatay inuu aflagaadeeyay Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi