berberatoday.com
Shir Lagaga Hadlayey Balaadhinta Dekedaha Africa Oo Door-weyn Ay Ka Ciyaartay Somaliland, Nuxurka Khudbado Ay Kasoo Jeediyeen Maareeyaha Dekedaha Somaliland Iyo Wasiirka Maalgashiga
June 28, 2019 - Written by admin

Tanzania(Berberatoday.com)-Wafti sare oo ka Socday Xukuumada Somaliland, ayaa Dalka Tanzania kaga Qaybgalay Shir Caalamiya oo in ka badan 300, oo Xubnood kasoo Qaybgaleen. Shirka oo lagu magacaabo 3RD Africa Ports Expansion, ayaa lagaga hadlaayey balaadhinta Dekedaha Africa

Iyo sidoo kale isku xidhka dekedaha iyo dalalka africa, waxanu Shirkani ka dhacay caasimada dalka Tanzania ee Darasalam.
Xubnaha Waftiga ee metelayey Jamhuuriyada Somaliland waxay kala ahayeen Wasiirka Maalgashiga Maxamed Axmed Cawad, iyo Maareeyaha Dekedaha Somaliland Eng. Siciid Xasan Cabdilahi, kuwaasoo khudbado taarikhiya oo gilgilay quluubta kasoo qaybalayaashii Shirkaa ka jeediyey madasha, waxanay kaga warameen dalka Jamhuuriya Somaliland iyo sida ay uga banaantahay fursado maalgashi oo u ka waramay Wasiirku, halkaa Maareeyaha Dekeduhuna ka waramay balaadhinta Dekeda Berbera iyo sidoo kale inay Deked ahaan u baahan tahay inay xidhiidh la samayso dekedaha kale ee Africa iyo sidoo kale Dhismaha Free-zone ka ama rugta ka caagan cashuuraha, taasoo in ka badan 35 Company ay is diiwaangeliyeen, taasoo markaa ay balaadhinta Dekedu dhamato noqon doontaa Hab gaadhsiisa Kontiinarada Wadamada kale.
Iyadoo ay talaabadaasi sahlayso inay Dekeda berbera kusoo horeyn doonaan Maraakiibta waaweyn si loogu qaybiyo Koontiinarada u kala socda, wadamada bariga iyo badhtamaha Africa, sida Dekedaha Salada iyo Dubai oo kale.
Sidoo kale, waxay ka warameen xubnaha waftiga Somaliland ee ka qaybgalay shirkaasi, sida ay israatiijiga u tahay Dekeda Berbera iyo marinka muhiimka ah ee ay ku taalo, kaasoo ay maraan in ka badan 35000, oo Markab.
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews