Saraakiisha Ciidanka Qaranka Somaliland Ee Badhan oo Ka Warbixiyay Amniga Gobolka B
June 29, 2019 - Written by admin
Badhan(Berberatoday.com)-Saraakiisha ciidamada qaranka Somaliland ee magaalada Badhan, ayaa ka warbixiyay xaalada nabad-geliyo magaaladaasi iyo sida Ciidankoodu ugu filan yahay sugida amniga xuduuda Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka