berberatoday.com
Maxamed Qanyare Afrax Oo Muqdisho Ku Geeriyooday
June 29, 2019 - Written by admin

Muqdisho(Berberatoday.com)-Alle ha unaxariisto siyaasigii Maxamed Qanyare Afrax ayaa ku  geeriyooday magaalada Muqdisho Cisbataalka Digfeer uu mudooyinkii udanbeeyay xaalad caafimaad ujiifay .

Marxuum Maxamed Qanyare Afrax waxa uu ahaa nin ganacsade ah oo ka hor yimid dawladdii kacaanka 1980-yadii.

Markii ay dawladdii dhexe burburtay waxa uu ka mid noqday hogaamiye kooxeedyadii sida weyn u hubeysnaa ee magaalada Muqdisho ka talinayey 1991 illaa 2006.

sannadkii 2004 waxa loo magacaabay wasiirka amniga qaranka ee dawladdii Madaxweyne Cabdilaahi Yuusuf Axmed Alle ha u naxariistee .

2006 waxa uu ka mid ahaa hogaamiye kooxeedyo ku dhawaaqay isbahaysigii la dagaalanka argagixisada oo dagaalo la galey midowgii maxaakiimta Islaamiga ah.

Dagaalkaasi waxa ku guuleystay Islaamiyiinta oo gacanta ku dhigay magaalada caasimada ah ee Muqdisho iyo inta badan gobolada Koonfureed ee Soomaaliya.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews