berberatoday.com
Wasiirka Warfaafinta Oo La Kulmay Masuuliyiinta Ha’yadda IOM U Qaabilsan Somaliland
June 30, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Md. Maxamed Muuse Diiriye, ayaa la kulmay saraakiil ka socotay Hay’ada Socdaalka Adduunka ee IOM oo  ay hoggaaminaysay Mrs. Sikhulile Dhalamini.

Wasiirka Warfaafinta iyo Masuuliyiint  Hay’adda IOM xafiiskeeda Hargeysa ayey kaga wada hadleen sidii loo yarayn lahaa Tahriibka isla markaana ay uga qayb qaadan laheyd Wasaaradda Warfaafintu ka wacyigelinta dhallinyarada aafada tahriibka.

Kulankan Wasiirka Warfaafinta waxa ku wehelinayey Agaasimaha Waaxda Qorshaynta ee Wasaaradda Warfaafinta Cabdiqaadir Askar.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews