Daawo Muuqalka”Wakhtiga Uu Qabsoomaayo Shirka Golaha Dhexe Ee Xisbiga UCID Oo Lagu Dhawaaqey
June 30, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Shir ay maanta iskugu yimadeen guddida fulinta ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa waxaa ay maanta ku go,aamiyeen xiliga uu qabsoomi doono shirka 7 aad ee golaha dhexe ee xisbiga UCID .
Gudoomiye ku xigeenka xisbigaasi ayaa sheegay in shirkaasi uu qabsoomi doono 28.08.2019
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/lDbLUxzau18
Berberatoday.com