Waa Kuma Alpha Conde Madaxweynaha Dalka Guinea Waa Sidee Xaalada Dhaqan Dhaqaale Ee Dalkiisu?
July 3, 2019 - Written by admin
Guinea(Berberatoday.com)-Alpha Conde, waa hoggaamiyaha waddanka Guinea Conakry uu Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi booqashada rasmiga ah kutagay.
Waxa uu maamulaa 10.5 million oo qof, oo kala haysta diimaha Islam, Christianity iyo indigenous beliefs.
Macdanta ku duugan, ayaa Guinea-dan ka dhigaysa midkamida waddamada ugu qanisan Africa. Hase ahaatee dadka ku nool, ayaa kamida kuwa ugu faqiirsan Galbeedka Africa.