Daawo Muuqalka”Shir Xukuumada Somaliland Ka Joojisay Haayada Somalia Stability Fund Oo Wali Ka Socda Magaalada Hargaysa Iyo Khataraha Ku Lamaan!
July 4, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaarada Qorshaynta Qaranka Somaliland ayaa 1/07/2019 Soo saartay qoraal ay haayada Somalia Stability Fund kaga Joojinayso shir ay ku qabanaysay huteelka Ambassador ee Magaalada hargaysa kaasi oo ay ku sheegtay in aan shirkaasi lagu qaban Karin dalka balse arintaasi ayaa noqotay mid aan hirgalin isagoo shirkaasi si caadi ah uga socdo huteel Ambasador,
