Dawladda Soomaaliya Oo Sheegtay Inay Xidhiidhka Ujartay Dalka Uu Safarka Ku Joogo Madaxweyne Muuse Biixi Ee Jamhuuriyadda Gini
July 5, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay xidhiidhka u jareen dalka Jamhuuriyadda Gini ee galbeedka Afrika.
Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad, ayaa sheegay in dalkaasi uu ku xadgudbay qarannimada Soomaaliya.
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa safar ku jooga dalka Gini, ka dib casuumad uu ka helay dawladda dalkaasi
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan