“Somaliland Waxanu Aragnaa Dal Madax Banaan Intastoo Weli Aan La Aqoonsan Laakiin Waxan La Samaynaynaa Xidhiidh Fiican”Wasiirka Arimaha Debeda Giunea Mamadi Toure
July 5, 2019 - Written by admin
Conakery(Berberatoday.com)-Wasiirka Arimaha dibada Dalka jamhuuriyada Guinea Mamadi toure ayaa ka soo jawaabay go,aanki maanta Maamulka Somaliya ku sheegtay inay xidhiidhka u jareen
Wasiir Mamadi Toure oo u waramayay Radio dalka Guinea ayaa ku tilmaamay wax lagu Qoslo go,aanka ka soo baxay Maamulka Somalia Anagu ma nihin la haystayaal Guinea waa Dal Xora Aduunka Wadan Walba waan la xidhiidhaynaa Cidna kama amar qaadaynayno