Siyaasi C/raxmaan C/shakuur Oo Si Adag Uga Hadley Somaliya Xidhiidhka Ugu Jartey Dalka Gino
July 5, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur, oo hoggaamiya xisbiga wadajir ee Soomaaliya ayaa nasiib-darro ku tilmaamay go’aanka xukuumadda Federaalku xidhiidhka ugu jartay waddanka Gini. siyaasiga ayaa sheegay in arrintani sii kala fogaynayso Soomaaliya iyo Somaliland.
qoraalka Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa u dhignaa sidan.