berberatoday.com
Wasiirka Arimaha Debeda Xamar Oo Mar Kale Ku Celiyay Inay Dawlada Gini Khalad Ka Gashay Somaliya
July 6, 2019 - Written by admin

Muqdisho(Berberatoday.com)-Wasiirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad, oo shir Jaraa’id goordhaweyd ku qabtay magaalada Muqdisho, ayaa sheegay in qaladka ay Gini ka gashay dalka Soomaaliya aanu halis ku ahayn oo kaliya qarannimada Soomaaliya, balse dib u heshiisiinta Soomaaliya ay waxyeello gaadhsiisay Gini.

Wasiir Cawad, ayaa hadalkan saxaafadda u sheegay ka dib kulan uu maanta la qaatay wakiillada Beesha Caalamka u qaabilsan Soomaaliya, isagoo sheegay in beesha caalamka ay u sharraxeen sababta ay Gini xidhiidhka ugu jareen.

Waa markii labaad ee Wasiir Cawad uu shir jaraa’id ka qabto arrinta Gini iyo Somaliland.

 

 

Khaalid Foodhaadhi

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews