Daawo Muuqalka”Maamulka Haamaha Shiidaalka Berbera Oo Taageeray Socdaalkii Madaxweynaha Somaliland Kutagay Dalka Giunea Jawaab Culusna Siiyay Maamulka Muqdisho
July 7, 2019 - Written by admin
Berbera(Berberatoday.com)Cafaan Xaamud Cabdoo Waa Maareye kuxigeenka Haamaha Keydka Shiidaalka Berbera waxaanu mar uu xafiiskiisa Kula Hadlaayay Warfidiyeenka uu Taageeray umiijiyay socdaalkii Diblomaasiyadeed ee Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi cabdi Kutagay Dalka Giunea isaga oo maareye kuxigeenku jawaab garnaqsdiya oo culusna hawada umariyay Masuuliyiinta dawlada Xamar.
Hlakn Hoose Ka Daawo Muuqalka warkan