Dagaal Ka Socda Deeganka Ka Qarxay Degmada Ceel Afweyn Iyo Dhimashada Iyo Dhaawaca
July 8, 2019 - Written by admin
Ceel Afweyn(Berberatoday.com)-Degaanka Karamaan Oo ka Tirsan Degmada Ceel Afwayn Ee Gobolka Sanaag Ayaa Laga Soo Sheegaya Dagaal Ka Dhacay Degaankasi
Waxaana Dagaalkasi Dhexmaray Labadii Beelod Ee Hore Ugu Dagaalamay Degmada Ceel Afwayn Ma Jirto Wax Wara Oo Ka Soo Baxay Labada beelod Ee Ku Dagaalamay Degaankasi Karamaan
Laakin Waxaa Jira Dhimasho Gaadhayso 5 Ruux Halka Dhawaacna Aan La Xaqiijin
Sidoo kale Waxaa Jira Maxaabis La Kala Qabsaday