Daawo Muuqalka”Maxkamada Gobolka Maroodijeex Oo Xukun Ciqaab Xadhig Ah Ku Riday Cabdimaalik Muuse Coldoon Iyo Garyaqaano Ka Hadlay
July 8, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxkamada Gobalka Maroodi Jeex ayaa waxaa ay saaka saddex sanno iyo lix bilood oo xadhig ah ay ku xukuntey saxafi Coldoon .
Xadhigan ayaa waxaa si adag u canbaareyey Ururka Suxufiyinta Somaliland ee SOLJA , Qareenadii u doodaayey iyo Abwaano reer Somaliland
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/q9BRLJUF71o?t=104