berberatoday.com
Madaxweynaha Ruushka Vladamir Putin Oo La Sheegay Inuu Marti Qaad Ufidiyay Madaxweynaha Dawlada Xamar Farmaajo Iyo Ujeedada
July 12, 2019 - Written by admin

Muqdisho(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dalka Ruushka Vladamir Putin ayaa martiqaad rasmi ah u soo diray madaxweynaha dawlada soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo.

Safiirka cusub ee dawlada Ruushku u soo magacawday soomaaliya Mikhail Golovanov oo la kulmay madaxweyne Farmaajo ayaa gaadhsiiyey fariin iyo martiqaad uu ka siday dhigiisa dalka Ruushka Vladamir Putin.

Madaxweynaha Ruushka ayaa dhigiisa soomaaliya Maxamed Farmaajo ku soo casuumay inuu ka qayb galo shirka u dhaxeeya Ruushka iyo wadamada Afrika, kaas oo dabayaaqada sanadkan ka dhici doona magaalada Sochi ee dalweynaha Ruushka.

Safiirka dalka Ruushka ee soomaaliya Mikhail Golovanov ayaa sidoo kale kulanka uu la qaatay madaxweyne Farmaajo waxa uu ku sheegay in dawladiisu ay balanqaadayso dib u soo celinta xidhiidhkii adkaa ee ay la lahayd soomaaliya.

Sidoo kale safiirka Ruushka ayaa sheegay in dawladiisu ay diyaar u tahay inay Soomaaliya ka caawiso tababarada la siinayo shaqaalaha dawlada iyo laamaha amaanka.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews