berberatoday.com
Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Oo.Ka Hadlay Cabashada Shaqaalaha Dhiska Dekeda Cusub Ee Berbera Ee Shaqo Joojinta Sameeyay.
July 12, 2019 - Written by admin

Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Oo.Ka Hadlay Cabashada Shaqaalaha Dhiska Dekeda Cusub Ee Shaqo Joojinta Sameeyay.

“Arrinta Shaqaalaha shaqo joojinta sameeyey ee magaalada Berbera maanta, gacanta ayaa lagu hayaa, waxana lagu jiraa sidii xal looga gaadhi lahaa arrinta cabashada keentay – masuuliyiinta Gobolka Saaxil, Madaxda Degmada Berbera, Wasaaradda Shaqo-gelinta, Arrimaha Bulshada & loo shaqeeyaha ayaa ka arinsanaya – waxa lagu xalin doonaa si waafaqsan Xeerka Shaqaalaha rayidka ah ee Xeer #31/2004.

Shaqo uu qaban karo muwaadin reer Somaliland ah, ma gali doonno qof Ajaanib. Kuwa ku jira, waxa aan ka shaqaynaynaa sidii ay si habsami leh shaqadu ugu wareegi lahayd muwaadiniinta xirfadaasi leh – kuwa soo socdana la siin maayo Ogolaansho Shaqo oo ku wajahan shaqo muwaadin xirfadeeda leeyahay. Fursad kasta oo muwaadin qaban karo isaga ayaa qabanaya oo mudnaanta koowaad leh.

 

Abdirashed I. Abdirahman

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews