berberatoday.com
Korneyl Caare Iyo Dabley Uu Wato Oo Ciidamada Qaranka Somaliland Ku Horjoogaan Buurlayda Daallo
July 12, 2019 - Written by admin

Ceerigaabo(Berberatoday.com)-Sida Uu sheegayo war aanu ka soo xiganay Suxufiga Cabdirisaaq Faarax Cabdillahi(Nakruuma)Lix Guuto kamida Ciidamada Qaranka Somaliland ayaa dhinac walba kaga wareegsan Korneyl Caare Iyo Dablay Uu Wato Agagaarka Buurta Daalo oo dhinaca Xeebta Maydh Kaga Beegan magaalada Ceerigaabo ee Xarunta Gobolka Sanaag halkaas oo la sheegay inay shalay orod ku galiyeen Ciidamada Qaranka Somaliland kadib markii ay dagaal mudo kooban socday iskaga horyimaadeen deegaanka Dhoob.

Odayaasha Iyo Saladiinta Beesha uu Ka Soo Jedo Korneyl Caare Ayaa la sheegayaa inay Utegeen kooxdan buurta gaboodsanaysa waxaanay Hordhigeen Laba Daran Mid Dooro Ama Is Dhiiba Ama Ciidanka Ha Laydiin Kala Baxo Warar Hoose Ayaa Shegaaya Inuu Aqbalay Caare Inuu Is Dhiibo iyada oo aan ilaa hada lacadayn siday arinkan waxa uga jiraan waxase la dhawrayaa wararka saacadaha soo socda kasoo baxa.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews