Madaxweyne Muuse Biixi Oo Talaabo La Yaableh Qaaday, Casuumad Uu Gurigiisa Ku Sameeyey Iyo Ujeedada Uu Ka Lahaa
July 12, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne Biixi ayaa maanta gurigiisa ku sameeyay casuumad nooceedu ku cusub yahay madaxda somaliland oo kulmisay xubno ka mid ah haldoorka shacabka
Madaxweyne Muuse Biixi ayaa casuumada ku soo martiqaaday odayaal iyo haldoor ka soo kala jeeda guud ahaan beelaha somaliland kuwaas oo qaarkood ka yimaadeen gobolada dalka
Waxyaabaha layaabka leh ee xubnihii ka qayb qaatay casuumadi ay ku arkeen madashii lagu martiqaaday ayaa ahayd in madaxweyne Muuse Biixi uu beel walba ka soo casuumay 20 qof taas oo dareen gaar ah u yeeshay madasha.