Beel kamida Beelihii Ku Dagaalamay Deegaanka Ceel afwayn Oo Xukuumada Ku Wareejiyay Hub Iyo Gaadiid Dagaal.
July 13, 2019 - Written by admin
Ceel Afweyn(Berberatoday.com)-Beesha habar jeclo ee degta deegaaka ceel afwayn dagaaladuuna u dhexmaraan halkaasi beesha casad yoonis ayaa maanta si rasmi ah hub iyo gaadiid wixii ay haysteen xukuumada ku wareejiyay iyada oo ay goob joog ka ahaayeen saraakiil katirsan ciidanka qaranka somaliland iyo madaxdhaqameedka beesha hubka wareejinaysay.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan