berberatoday.com
Dadka Tuulada Tijaabo ee Degmada Lughaya oo Ka Cawday Riig Biyihiisa Cidda Cabtaa Ku Dhimato – Warbixin
July 16, 2019 - Written by admin

Tijaabo(Berberatoday.com)-Dadka ku dhaqan Tuulada Tijaabo ee Ka tirsan Degmada Lughaya, ayaa Cabasho ka Muujiyey Riig loo Qoday oo Biyihiisa Xooluhu kaga dhintaan, kaas oo ay ugu baaqeen inay Xukuumaddu uga gurmato, iyagoo ku dooday inaanay biyo kale u dhawayn.

Waxa halkaas tegay oo Warbixinta ka diyaariyey Weriyaha BC24 TV Mustafe-Garbo, warbixintaas oo ay ku faahfaahiyeen dhibaatada ka haysata biyaha iyo adeegyada kale ee aasaasiga ah ee caafimaadku ka midka yahay.

Haddaba, Warbixintaas oo faahfaahsan iyo nuxurkay sidda-ba, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews