berberatoday.com
Ismaamulka Amxaarada Oo Madaxweyne Looga Dhigay Qof Ku Dhow Raysal Wasaare Abye Ahmed.
July 16, 2019 - Written by admin
ASddis Ababa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Ismaamulka gobolka Amxaarada ayaa loo magacaabay,Temesgen Tiruneh oo ah nin ku dhow ra’iisul wasaaraha Itoobiya, kalana talin jiray arrimaha amniga.

Xubnaha xisbiga Dimoqraadiga Amxaarada ayaa muddo saddex maalmood shir uga socda magaalada Bahar Dar, waxaa ay u xusheen gobolka inuu hoggaamiyo Temesgen Tiruneh.Magacaabistan, waxaa ay ka dambeysay kaddib markii la dilay madaxweynihii gobolka Amxaarada Ambachew Mekonnen.
Tobaneeyo ruux ayaa ku geeriyooday dagaallo ka dhashay isku day afgambi dhicisoobay oo ka dhacay gobolka Amxaarada, taasoo sababtay in lagu dilo Madaxweynihii Ismaamulka Amxaarada Ambachew Mekonnen.Taliyihii Guud ee Ciidamada Itoobiya ayaa isna lagu dilay Addis Ababa, iyadoo dilkiisa lala xiriiriyay inuu qeyb ka ahaa isku daygii afgambi ee ka dhacay Gobolka Amxaarada.

Gobolka Amxaarada oo dhaca Waqooyi Galbeed dalka Itoobiya ayaa ah qowmiyada labaad ee ugu badan Itoobiya, waxaana loo arkaa gobol miisaan siyaasadeed oo weyn ku leh dalka Itoobiya.

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews