Maxwaynaha Puntland Oo Xil U Magacabay Siyaasi Ka Goostay Somaliland
July 18, 2019 - Written by admin
Garowe(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Siciid Cabdilaahi Deni
ayaa gudoomiyaha gobolka Sanaag u magacaabay Cali Xuseen Soomaali. Cali ayaa hore u ahaa guddoomiyaha gobolka Badhan ee Somaliland laakiin, wuxuu qayb ka ahaa siyaasiyiin iyo ciidamo Somaliland dhawaan ka goostay oo u galay maamulka Puntland.
Wareegto uu soo saaray Siciid Deni ayaa u dhignayd sidan:-
. 1. Waxaa Cali Xuseen Maxamed loo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Sanaag.