berberatoday.com
Laba Markab Oo Xoolo Qaadaya Oo Ka Dhoofaya Dekada Berbera Iyo Markabkii Xayirnaa Oo Xoolihii Laga Rogay
July 19, 2019 - Written by admin

Berbera(Berberatoday.com)-Dekadda Magalaada Berbera Waxa habeenkii Xalay ka Dhoofaya Laba Markab Oo kala Ah M/v Layla J oo qaadaya (61000 Neef) iyo M/v Mabruuk oo qaadaya(13000 Neef), Xoolahaasi Oo Loo Rarayo Dalka Sucuudiga ,waxaana iska leh xoolahan ganacsadaaha Carbeed Ee Salebaan Aljaabiri Oo Maxjarkiisa Berbera kuyaala lagu Caafimaadiyey.

Xoolaha xalay ka Dhoofaya Dekadda Berbera Ayaa la Filayaa inay ka Degaan Dekadda Jiddah Ee Dalka Sucuudiga, halkaasoo uu ku Xayirnaa 10kii maalmood M/V Fahad Oo hore Dekada Berbera Xoolo uga qaaday, kaas oo shalay galabta La siiyey Warqadii ogolaanshaha Kaalka lagaga Rogayo Xoolaha lagana dajiyay,


Waxaana Wararka Markabkaasi Laga helayaa ay tibaxeen in ku dhawaad 2000 neef oo ah Xoolihii saarnaa Markabkaasi Ay dhinteen, sida noo xaqiijiyey mid kamida shaqaalaha Ganacsatada Xooluhu u Saaran yihiin Markabkaasi hase yeeshee xoolaha intii kale oo daal iyo juucjuuc mooye aan wax kale qabin laga dajiyay markabkii lana geeyay Xeriyihii loogu talagay.

Xoolahan xalay Laga Raray Dekadda Berbera Ayaa ku dhoofaya Warqadaha Caafimaadka Dhakhtarka iyo Rugta Ganacsiga Somaliland taas oo hore ay u mamnuucday Dawlada Farmaajo, taas oo keentay in Markabkaasi Hore Rogistiisa Ay Dawlada Sucuudigu ku xidhay, balse imika laga noqday Shurudaasi sida uu ii sheegay Ganacsade kamida kuwa Cawa Xoolaha ka Raraya Dekadda Berbera oo ii sheegay in Ku Rogayaan Ruqsadaha Caafimaadka iyo ganacsiga Somaliland arin kaasina uu dhamaaday dawlada Sucudii arabiyana garwaaqsatay xuquuqda dawladnimo ee Somaliland Iyo Inaanay Dawlada Xamar Berbera Wax Xafiisyo ah kulahayn labada maamulna Lakala yahay.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews