berberatoday.com
Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland General Nuux Ismaaciil Taani Oo Gaadhay Ceerigaabo Iyo Ujeedada Socdaalkiisa
July 19, 2019 - Written by admin

Sanaag(Berberatoday.com)-Taliyaha ciidamada Qaranka Somaliland General Nuux Ismaaciil Taani, ayaa maanta gaadhay magaalada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag.

Inkasta oo aan taliyuhu ka hadal socdaalkiisa haddana Ilo xogogaal ah ayaa ii sheegay in taliyuhu halkaas u tegay dhamaystirka wadahadala Odayaasha Sanaag gadh wadeenka ka yihiin ee la doonayo in lagu heshiisiiyo xukuumadda Somaliland iyo taliyaha Jabhadda samaystay ee kornayl Siciid Cawil Caarre.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews