Daawo Muuqalka”Siyaasi Cabdiraxmaan Cadami Oo Sheegay In Aanay Doorasho Qabsoomay Wakhtigii Loo Mudeeyay+Sobobta!
July 22, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cabdiraxmaan Cadami oo kamid siyaasiyiinta reer somaliland ee badi ka faalooda siyaasada guud iyo ariaha carabka ayaa walaac xoogan ka muujiyay qabsoomida doorashada golayaasha wakiilada iyo deegaanka oo wakhtigii loo mudeeyay ay durba kaabiga soo saran tahay wali uu taagan yahay khilaafka udhexeeyay asxaabta iyo xukuumada ee dhinaca koomishanka doorayooshinka
Siyaasi cabdiraxmaan cadami ayaa dhaliilay Asxaabta iyo xukuumada isaga oo ku eedeeyay in ay lumiyeen farsadii doorasho lagu gali sanad iyo badhna ay bulshada isku dul haysteen