berberatoday.com
Afar Xildhibaan OO Katirsan Golaha Deegaanka Gabiley Oo Xabsiga Loo Taxaabay Iyo Sababta Xadhigooda
July 23, 2019 - Written by admin

Gabiley(Berberatoday.com)-Ciidamada Booliska Somaliland ayaa maanta xabsiga utaxaabay afar xildhibaan oo ka tirsan Golaha Deegaanka Degmada Gabilay.

Warka aanu ka helay xadhiga Xildhibaanadan ayaa sheegaya in loo xidhay tuhun la xidhiidha in ay ka danbeeyeen nin maayirka Gabilay magaciisa sheegtay oo saaka u warramay Idaacada BBC-da laanteeda afka Somaliga.

Xildhibaanada oo laga soo xidhay Gabilay ayaa loo dhaadhiciyay magaalada caasimadda ah ee Hargeysa halkaas oo lagu xidhay xarunta danbi baadhista.

Xildhibaanadan ayaa horseed ka ahaa mooshin la doonayay in xilka laga qaado Duqa Gabilay arrintaasi oo muran abuurtay.

Dastuurka Somaliland ayaa mamnuucaya in la xidho xildhibaan xasaanad leh haddii aannu markaa fal danbiyeed gacanta kula jirin.

 

Xildhibaanada la xabsiyay ayaa magacyadoodu kala yihiin 1-Xildhibaan Iid ,2-Xildhibaan Dhagjar 3-Xildhibaan Buraale Iyo Xildhibaan Mahdi Jija 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews