berberatoday.com
Maamulka Putland Oo Sadex Gaadhi Ku Abaalmariyay Sadex Sarkaal Oo Somaliland Hore Uga Goostay
July 23, 2019 - Written by admin

Garowe(Berberatoday.com)-Masuuliyiinta Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Puntland ayaa saddex baabuur oo ah nooca looyaqaanno Layla-calaawi guddoonsiiyey Guddoomiyaha Gobolka Badhan iyo Taliyaashii ciidamada ee Sanaag, kuwaas oo saddex dooduba Somaliland kasoo goostay una galay Maamulka Putland.

Cali Xuseen Maxamed(Cali Somali) oo ahaa guddoomiyaha Badhan ee Somaliland ayaa markii uu soo goostay waxay Puntland u magacoowday isla guddoomiyaha Gobolka Badhan oo iyagu uyaqaaniin Sanaag.

Balse Taliyaasha Xuseen Dheere iyo Xayle Xaaji oo ahaa taliyaashii ciidamada millateriga Somaliland ee guutooyinka 93aad iyo 116aad ee Sanaag ayaan weli jagooyin loo magacaabin hase yeeshee waxa la siiyay Baabuur ay ku tamashleeyaan waxoogaa kharashaadana waa loo qoray iyaga oo lagu wargaliyay in xilal ciidan loo magacaabi doono.

Guddoomiyaha golaha wakiillada Puntland Cabdixakiin Dhoobo-daareed iyo xikdhibaanno kale ayaa guddoomiyaha iyo saraakiisha guddoonsiiyey hadiyaddan ay Puntland ugu talo gashay gudoonsiiyay.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews