Daawo Muuqalka”Tafatiraha Afrika Ee BBC Mary Harper Oo Kulan La Qaadatay Wasiirka Warfaafinta Somaliland Kana Hadashay Xasiloonida Somaliland Ka Jirta
July 24, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Saxafiyada Caan ah ee tafatiraha Africa ee BBCda Mary Harper ayaa maanta booshaqo ku tagay wasaarada warfaafinta Somaliland iyadoo halkaasi kula kulantay wasiirka warfaafinta oo ay weheliyaan agaasimo waxeedyada wasarada warfaafintu.
