Daawo Muuqalka”Qarax Lala Beegsaday Xarunta Dawlada Hoose Ee Muqdisho Iyo Khasaaraha Ka Dhashay
July 25, 2019 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha gobolka banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Injineer C/raxmaan Yariisoow ayaa
la sheegay inuu dhaawac uu ka soo gaaray qarixi ka dhacay xaruunta dowladda hoose ee Muqdisho.
Warkan oo aan ka soo xigannay Radio Muqdisho ayaa sheegaya guddoomiye ku xigeenka Koobaad ee maamulka gobolka Benadir Mudane Tuuleh oo la hadlay Radio Muqdisho inuu shacabka gobolka Benadir uu ugu baaqay iney is dajiyaan.
Sidoo kale Guddoomiye Tuulah waxa uu xaqiijiyey iney jiraan dhaawac so gaaray Guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolka banaadir qaarkood iyo Agaasimeyaasha dowladda hoose qaar ka tirsan.