berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Mujaahid Xasan Guure Oo Dhaliilo Isbarkan Usoo Jeediyay Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka Ah.
July 25, 2019 - Written by admin

“Arinkeenu Yaanu Noqonin Kursiguun Iska Fadhiisee, Hadaanad Waxba Ku Soo Kordhinayn Iskaga Tag”Xasan Guure.

Hargeysa(Berberatoday.com)-Mujaahid Xasan Guure Jaamac oo kamid ah madashada wadashiga iyo toosinta qaran ayaa kahadlay suurto galnimada doorasho wakhtigeedii ku qabsoonta mudadii loo cayimay isagoo walaac ka muujiyay in ay doorasho dhacdo,

Sidoo kale Muj Xasan Guure ayaa madaxda asxaabta iyo xukuumada ku dhaliilay masuuliyada dib udhaca doorashada.

Dhanka kale muj xasan ayaa xukuumada ku dhaliilay in ay ku guul daraysatay sidii xoolaha somaliland loogu heli lahaa suuq ka xor ah maamulka muqdisho.muxuuse ka yidhi arinta col caare.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews