Wasiirka Waxbarashada Somaliland Oo Ka Hadlay Sobobta Uu Magacaabis Iyo Xilka Qaadis Ugu Sameeyay Maamulayaasha Dugsiyada!
July 27, 2019 - Written by admin
Hargeysa(BErberatoday.com)-Wasiirka wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare ee jamhuuriyada Somaliland ayaa sameeyay magacaabis iyo xilka qaadis uu kusmeeyay waaxaha wasaarada iyo maamulyaasha dugsiyada dawlada.
