“Madaxweyne Waad Ku Fashilantay Cidaad U Dhiibtay Wasaaradaha Arimaha Gudaha Iyo Dibada”Siyaasi Maxamed Dhimbiil.
July 30, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday,com)-Siyaasi Maxamed Cabdi Jaamac (Dhimbiil) Oo kamida Dhalinyarada Reer Somaliland ee inta badan faaleeya Siyaasada Somaliland ayaa ka hadlay dhacdooyinkii dalka ka dhacay intii xukuumada Madaxwayne Biixi talada haysay kuwaasi oo ay ku dhinteen dad badan oo kamida shacabka Somaliland,
