berberatoday.com
Xukuumada Somaliland Oo Xabsiga Dhigtay Saxafiyiin Hargeysa Ka Hawl Gala Iyo Tirada Ay Ka Kooban Yihiin
July 30, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumada somaliland ayaa xabsiga dhigtay afar ka mid ah weriyeyaasha madaxa banaan ee ka hawl gala caasimada Hargeysa.

Sida ay sheegayaan wararku  xukuumada ayaa saldhiga degmada Ibraahin Koodbuur ku xidhay afar suxufi oo ka hawl gala telefishanka Eryal.

Suxufiyiintan oo kala ah Badri Kosar, Cabdiraxmaan Fantastic, Caydaruus Maxamed iyo sawirqaade Kamaal Cabdi ayey wararku sheegeen in la xidhay ka dib markii ay isku dayeen inay warbixin ka duubaan  ardey cabasho muujineysay

Ciidamada boolisku ilaa hada kamay hadal sababta keentay in la xidho suxufiyiintan.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews